Sidee blogger looga shaqaysta - Samee $1000 Maalinkii


qaar idinka mida ayaa sxbayaal tiktok iga soo waydiiyay qaabka looga shaqaysto blogger sidoo kalena lacag fiican looga sameeyo. Markaa waxkasta oo blogger ki saabsan halkan ayaan idiinku sharaxayaa sxbayaal.

Sxp Hadii aanad fahansanayn ama aanad garnayn blog wuxu yahay, ku dhufo qoraalkan qarson si aad u fahanto.


hadii aad fahantay blog wuxu yahay, waxa jira dhowr shirkadood CMS ah. Waxaana ugu caansan blogger iyo WordPress.
Markaa inagu waxaynu isticmaalana blogger hada.
Hadan blogger ama Blogspot waa service maqaalada lagu quro oo free ah kuuna suurta galinaya inaad hesho meel aad maqaaladaada dadka ugu gudbiso si aad lacag uga sameyso,  waxaana maamusha shirkada google, blogger waxa isticmaali kara qofkasta meeshu doono ha joogee, asagoon wax lacag ah ku bixin.


Hadii Aad blog ama website leedahay ood rabto inad adsense ku xidhiidhsato ku dhufo qoraalkan


blogspot waa maqaal/qoraal marti galiye bilaash ah oo aad ku bilaaban karto blog gaaga waliba adigoo helaya subdomain bilaash ah.

blogspot wuxu u eekaan doona qaabkan markaad ska samaysato koonto:
tusaale.blogspot.com

Wadaaggu Waa Daryeel❤
Sidoo kale akhri:

balse waxad isticmaali kartaa domain/magac kuu gaara sida hada garaadbiixi.com oo kale laakiin waa kiro sanadkiiba waxaanad ka iibsan kartaa shirkadaha google domains iyo namecheap godady iyo kuwa lamidkaa.

Sababta ugu muhiimsan eed ugu baahantay inad u iibsato magac kuu gaar ah waxay waaye:
  1. dadka waxay u sahlaysaa inay si fudud website kaaga u helaan saa darteed waa inad doorta magac gaaban oo fudud
  2. Adsense markii lagusoo aqbalo hadaad istiraa badal waxy noqonaysaa inad dib u codsato.
  3. Waa leas professional qof khabiir ah uma eekanaysid dadku macaal blog gaaga tix galin maayaan.
Faaidayinka iyo faaido darada isticmaalka  blogger 




F.darada
  1. lahaanshaha: ma lihid adigu, adeegan google ayaa iskaleh markii ay doonaan way kaa xidhi karaan sidoo kalena way kaa saari karaan waqti kasta oy donaan, waa sida youtube, twitter iyo facebook ga oo kale, waa lagu ban gareyn karaa ama lagaa xidhi karaa account kaaga sida shirkadahaas oo kale.
  2. Naqshada: blogspot ma bixiyo nooc kasta oo template ama design ka website ka ah ee doonto adigu waxa halkan ku jira templates xadidan maaha sida WordPress oo kale.
  3. Caawimaad: waxa jirta caawimaad yar marka loo eego WordPress 
  4. Magaca/domain: waxad u baahantay inad domain iibsato hadaadan rabin noocan dheer



Faaidooyinka:
  1. Waa bilaash.
  2. Wuu fududyay isticmaalkiisu.
  3. Si fudud ayaad lacag ooga sameyn kartaa.
  4. Waa secured amaankiisu wuu fiicanyay.
  5. Css hadaad wax yar ka taqaano waad badbadaln kartaa theme ka
Sidee loo sameeya blogger website hadaba?
Talaabooyinka qaad si aad u samaysato blogger

1: booqo website ka www.blogger.com ama ka raadu google blogger.
Markay kusoo baxdo shaashada hoose ku dhufo ama riix halka ay ku qorantay *create your blog*
Kadibna ku xidhiidhi google account kaaga hadaad lahayna mid cusub samayso. 

2:markaad ku guulaysto inad ku xidha google account waxa lagu keeni doona shaashada hoos ka muuqata waana boga aad magaca uga bixin lahayd website kaaga.
U bixi ciwaan blogg gaaga ha warwarin waxad ku qorto hadhow ayaad settings ka badali kartaa.
3: hada waad ku guulaysatay inaad magac u bixiso blog gaaga, marka xigta waxad u baahantay inaad bixio magaca blog adress ka oo ah qoraalka ay dadka soo raacayaan sida garaadbiixi.com oo kale sido kalena waxad iibsan kartaa domain kuu gaara 

.

4: talaabadan waxad u baahnatay inaad geliso magaca ka soo muuqanaya shaashada si ay dadka ugu fududaato magaca website kaaga,
Ogow: domain iyo magac waa kala laba.
Kadibam next dhe, markaa hada waad ku guulaystay samaynta website kaagii u horeeyay si aad usoo galiso post ama qoraal, waxad u baahantay inaad ku dhufato calaamada u geeda + ama hadaad waydo tag qaybta 3 da dhibcood ee geeska kadibna aad ka doorato posts.

Waxa kusoo bixi doonta shaashad cad, ko qor qoraalka aad rabto, isticmaal calaamadaha sare ee hoos ka muuqda sad u badasho midka nooca iyo size ka farta aad isticmaalayso



Marka aad dhamaystirto riix button ka ay ku qorantay puplish, sug waxyar kadibna ku dhufo 3 da dhibcood ee ku xiga post gii aad hada soo qortay oo ka tag view si aad u aragto ama tag website kaaga oo eeg post gii u danbeeyay.

Nagula wadaag comment ga wixii aad caawinaad u baahato.
Sidoo kale qaabka adsense loogu xidho ama lacag looga sameeyo maqaalka xiga ayaan uga hadli doona ee saxibayaal share gareeya post ga.

The Top 10 Most Expensive Keywords are:


Insurance Insurance is a way to manage your risk. When you buy insurance, you purchase protection against unexpected financial losses. The insurance company pays you or someone you choose if something bad happens to you. If you have no insurance and an accident happens, you may be responsible for all related costs.



Loans In finance, a loan is the lending of money by one or more individuals, organizations, or other entities to other individuals, organizations, etc. The recipient incurs a debt and is usually liable to pay interest on that debt until it is repaid as well as to repay the principal amount borrowed

Mortgage A mortgage is an agreement between you and a lender that gives the lender the right to take your property if you fail to repay the money you've borrowed plus interest. Mortgage loans are used to buy a home or to borrow money against the value of a home you already own

Attorney A lawyer is a person who practices law. The role of a lawyer varies greatly across different legal jurisdictions

Credit Credit is the trust which allows one party to provide money or resources to another party wherein the second party does not reimburse the first party immediately, but promises either to repay or return those resources at a later date

Lawyer A lawyer is a person who practices law. The role of a lawyer varies greatly across different legal jurisdictions

Donate give (money or goods) for a good cause, for example to a charity.

Degree An academic degree is a qualification awarded to students upon successful completion of a course of study in higher education, usually at a college or university.

Hosting A web hosting service is a type of Internet hosting service that hosts websites for clients, i.e. it offers the facilities required for them to create and maintain a site and makes it accessible on the World Wide Web. Companies providing web hosting services are sometimes called web hosts

Claim state or assert that something is the case, typically without providing evidence or proof.





44 Comments

  1. Ilaa io hda ma fahmin sida loo isticmaalo ee muuqal kaso sameeya

    ReplyDelete
    Replies
    1. Ha manan fahmin

      Delete
    2. Fri wll waxa la qoraayo wax iga fahansii

      Delete
  2. kaw war nio waxan muqaal ka soo samee abti

    ReplyDelete
  3. Ilaayo hada muhiimada ka maydaan hadal

    ReplyDelete
  4. Wll muqaal ka soo samee

    ReplyDelete
  5. Website ka waan aqriyey laakiin waxaan agaadey kaliya in uu jiro Blogger

    ReplyDelete
    Replies
    1. wllhi ana kulamida kaliya blog kafahmay😂

      Delete
  6. Waxaas oo dhan markaa dhameeyo maxaa faaiido ah oo ku jira narkaa?

    ReplyDelete
  7. Wll manu fahmin pls video kasosame

    ReplyDelete
    Replies
    1. Wax aqri kadib waa fahmysaa aqriskaa ku dhibkoyee

      Delete
  8. Waar waxani waa beenalay ee inay ni lu goyn eee dan u gaara ayay ku mashquulinayaan dad ka hadaa lacag bilaasha laga sameeyo iyagba xagan mayna I maadeen

    ReplyDelete
  9. Qaabka lacata video kaaasoo saamew

    ReplyDelete
  10. Qabka lacagta video kaso same

    ReplyDelete
  11. War lipx video kasosamee legnow walii wax maafhmin

    ReplyDelete
  12. Ma fahmin muuqaal kasoo samee adoo mahadsan ina adeer

    ReplyDelete
  13. Mobel kuso samee wayoo combuyuter mahaysto

    ReplyDelete
  14. Sideee address ka loo gali yaa ama loo saxaa walal

    ReplyDelete
  15. Shukran masul sare waxna wa kafahmay waxna wey iidhimanyihin ee fadlan muqal nooga so samey 3da qeyb oo fasiix ah mahadsanid masul sare

    ReplyDelete
  16. Aad ayaad umahadsanthy waan sameysty Ubuntu dambeyntii websitekii
    Allah aya kumahadsan
    Lkn wali waxaan fahmi la ahay sidii aan lacag uga sameeyn lahaa
    Ma alaab ayaa lagu gadaa
    Sideey lacagta iigu imaani?

    ReplyDelete
    Replies
    1. Wllo hadaad fahantay oo sameysatay anagane nafahansii oo nabar sidii ad usameysatay plz whts upp iga sooqabo 0611692373

      Delete
  17. Sidee lacag looga sameeyaa marka

    ReplyDelete
  18. Muuqaal ama video ayaa si fiican wax loogu fahmi karaa

    ReplyDelete
  19. wll qoraalka wuu dheer yahy..waana...aqrin..waayey..ee..haday..macquul..tahy...video...kasoo..samey..plz.🙏

    ReplyDelete
  20. xayircali29@gmail.com

    ReplyDelete
  21. wll video ka soo sameh hadey macquul tahay

    ReplyDelete
  22. Waan fahmay wll Mahdsanidiin kan kle so galiyo

    ReplyDelete
  23. Wa mahadsan tahay wll wan samaystay blog ina faham fcn ka qaato aya raba post xita wa publish gareeye

    ReplyDelete
  24. Si fcn u soo sharax wll ka dibna youtubeka soo dhig halkan wan ku wareerey wlhi

    ReplyDelete
  25. ayaanxassan18@gmail.com

    ReplyDelete
  26. ayaanxassan18@gmail.com

    ReplyDelete
  27. Thanks wll muqalkikele noosoqali bal

    ReplyDelete
  28. Wallow waanu fahanee noogu dar habka sidda loo dhigo wax noona sharrax sidda fudud ee aan u hilli karno lacagta waadna mahed san tahey pro

    ReplyDelete
  29. wxn hala iga daba geeyo somaliyey

    ReplyDelete
  30. Walaalmjrw@gmail.com

    ReplyDelete
  31. Aad iyo aad u mahadsanthy lkn sxp SE computer 🖥️ loo isticmaalo ma aqaano

    ReplyDelete
  32. Sxp sedee lacagta loola baxaa

    ReplyDelete
  33. Waan samaystey wllo ee sidee lacag looga sameeyaaa qodobka 2 waxa laqoraayo waa mxay lejenow

    ReplyDelete
  34. Thanks 😊 🫂 🙏 pro

    ReplyDelete
  35. Zxp qoraalka kadayo muqal kaso sameya

    ReplyDelete
Previous Post Next Post