qaar idinka mida ayaa sxbayaal tiktok iga soo waydiiyay qaabka looga shaqaysto blogger sidoo kalena lacag fiican looga sameeyo. Markaa waxkasta oo blogger ki saabsan halkan ayaan idiinku sharaxayaa sxbayaal.
qaar idinka mida ayaa sxbayaal tiktok iga soo waydiiyay qaabka looga shaqaysto blogger sidoo kalena lacag fiican looga sameeyo. Markaa waxkasta oo blogger ki saabsan halkan ayaan idiinku sharaxayaa sxbayaal.
Hadii Aad blog ama website leedahay ood rabto inad adsense ku xidhiidhsato ku dhufo qoraalkan
Wadaaggu Waa Daryeel❤
- Waa maxay adsense sidee lacag looga sameeya?
- Sidee adsense blog loogu xidha si aad lacag uga sameyso?
- dadka waxay u sahlaysaa inay si fudud website kaaga u helaan saa darteed waa inad doorta magac gaaban oo fudud
- Adsense markii lagusoo aqbalo hadaad istiraa badal waxy noqonaysaa inad dib u codsato.
- Waa leas professional qof khabiir ah uma eekanaysid dadku macaal blog gaaga tix galin maayaan.
- lahaanshaha: ma lihid adigu, adeegan google ayaa iskaleh markii ay doonaan way kaa xidhi karaan sidoo kalena way kaa saari karaan waqti kasta oy donaan, waa sida youtube, twitter iyo facebook ga oo kale, waa lagu ban gareyn karaa ama lagaa xidhi karaa account kaaga sida shirkadahaas oo kale.
- Naqshada: blogspot ma bixiyo nooc kasta oo template ama design ka website ka ah ee doonto adigu waxa halkan ku jira templates xadidan maaha sida WordPress oo kale.
- Caawimaad: waxa jirta caawimaad yar marka loo eego WordPress
- Magaca/domain: waxad u baahantay inad domain iibsato hadaadan rabin noocan dheer
Faaidooyinka:
- Waa bilaash.
- Wuu fududyay isticmaalkiisu.
- Si fudud ayaad lacag ooga sameyn kartaa.
- Waa secured amaankiisu wuu fiicanyay.
- Css hadaad wax yar ka taqaano waad badbadaln kartaa theme ka

The Top 10 Most Expensive Keywords are:
Insurance Insurance is a way to manage your risk. When you buy insurance, you purchase protection against unexpected financial losses. The insurance company pays you or someone you choose if something bad happens to you. If you have no insurance and an accident happens, you may be responsible for all related costs.
Loans In finance, a loan is the lending of money by one or more individuals, organizations, or other entities to other individuals, organizations, etc. The recipient incurs a debt and is usually liable to pay interest on that debt until it is repaid as well as to repay the principal amount borrowed
Mortgage A mortgage is an agreement between you and a lender that gives the lender the right to take your property if you fail to repay the money you've borrowed plus interest. Mortgage loans are used to buy a home or to borrow money against the value of a home you already own
Attorney A lawyer is a person who practices law. The role of a lawyer varies greatly across different legal jurisdictions
Credit Credit is the trust which allows one party to provide money or resources to another party wherein the second party does not reimburse the first party immediately, but promises either to repay or return those resources at a later date
Lawyer A lawyer is a person who practices law. The role of a lawyer varies greatly across different legal jurisdictions
Donate give (money or goods) for a good cause, for example to a charity.
Degree An academic degree is a qualification awarded to students upon successful completion of a course of study in higher education, usually at a college or university.
Hosting A web hosting service is a type of Internet hosting service that hosts websites for clients, i.e. it offers the facilities required for them to create and maintain a site and makes it accessible on the World Wide Web. Companies providing web hosting services are sometimes called web hosts
Claim state or assert that something is the case, typically without providing evidence or proof.
Ilaa io hda ma fahmin sida loo isticmaalo ee muuqal kaso sameeya
ReplyDeleteHa manan fahmin
DeleteFri wll waxa la qoraayo wax iga fahansii
Deletekaw war nio waxan muqaal ka soo samee abti
ReplyDeleteIlaayo hada muhiimada ka maydaan hadal
ReplyDeleteWll muqaal ka soo samee
ReplyDeleteWebsite ka waan aqriyey laakiin waxaan agaadey kaliya in uu jiro Blogger
ReplyDeletewllhi ana kulamida kaliya blog kafahmay😂
DeleteWaxaas oo dhan markaa dhameeyo maxaa faaiido ah oo ku jira narkaa?
ReplyDeleteWll manu fahmin pls video kasosame
ReplyDeleteWax aqri kadib waa fahmysaa aqriskaa ku dhibkoyee
DeleteWaar waxani waa beenalay ee inay ni lu goyn eee dan u gaara ayay ku mashquulinayaan dad ka hadaa lacag bilaasha laga sameeyo iyagba xagan mayna I maadeen
ReplyDeleteQaabka lacata video kaaasoo saamew
ReplyDeleteQabka lacagta video kaso same
ReplyDeleteWar lipx video kasosamee legnow walii wax maafhmin
ReplyDeleteMa fahmin muuqaal kasoo samee adoo mahadsan ina adeer
ReplyDeleteMobel kuso samee wayoo combuyuter mahaysto
ReplyDeleteSideee address ka loo gali yaa ama loo saxaa walal
ReplyDeleteShukran masul sare waxna wa kafahmay waxna wey iidhimanyihin ee fadlan muqal nooga so samey 3da qeyb oo fasiix ah mahadsanid masul sare
ReplyDeleteAad ayaad umahadsanthy waan sameysty Ubuntu dambeyntii websitekii
ReplyDeleteAllah aya kumahadsan
Lkn wali waxaan fahmi la ahay sidii aan lacag uga sameeyn lahaa
Ma alaab ayaa lagu gadaa
Sideey lacagta iigu imaani?
Wllo hadaad fahantay oo sameysatay anagane nafahansii oo nabar sidii ad usameysatay plz whts upp iga sooqabo 0611692373
DeleteSi fican u sharax wll
ReplyDeleteWaaba fahentee mxaad iska howlli
DeleteSidee lacag looga sameeyaa marka
ReplyDeleteMuuqaal ama video ayaa si fiican wax loogu fahmi karaa
ReplyDeletewll qoraalka wuu dheer yahy..waana...aqrin..waayey..ee..haday..macquul..tahy...video...kasoo..samey..plz.🙏
ReplyDeletexayircali29@gmail.com
ReplyDeletexayir77
ReplyDeletewll video ka soo sameh hadey macquul tahay
ReplyDeleteWaan fahmay wll Mahdsanidiin kan kle so galiyo
ReplyDeleteWa mahadsan tahay wll wan samaystay blog ina faham fcn ka qaato aya raba post xita wa publish gareeye
ReplyDeleteSi fcn u soo sharax wll ka dibna youtubeka soo dhig halkan wan ku wareerey wlhi
ReplyDeleteayaanxassan18@gmail.com
ReplyDeleteayaanxassan18@gmail.com
ReplyDeleteThanks wll muqalkikele noosoqali bal
ReplyDeleteWallow waanu fahanee noogu dar habka sidda loo dhigo wax noona sharrax sidda fudud ee aan u hilli karno lacagta waadna mahed san tahey pro
ReplyDeletewxn hala iga daba geeyo somaliyey
ReplyDeleteWalaalmjrw@gmail.com
ReplyDeleteAad iyo aad u mahadsanthy lkn sxp SE computer 🖥️ loo isticmaalo ma aqaano
ReplyDeleteCaasho Cuud
ReplyDeleteSxp sedee lacagta loola baxaa
ReplyDeleteWaan samaystey wllo ee sidee lacag looga sameeyaaa qodobka 2 waxa laqoraayo waa mxay lejenow
ReplyDeleteThanks 😊 🫂 🙏 pro
ReplyDeleteZxp qoraalka kadayo muqal kaso sameya
ReplyDelete