U door Website kaga Magac Qurxoon

Ma ka fikirtay Inad Magac u bixiso websitekaga kaaga ama blogg gaaga oo ma wayday magac ku haboon.

Waxa jira 2 shuruudood oo looga bahanyay qofka marku magac bixin samaynayo.

1: waa inu haada mid gaaban

2: waa inu noqdaa mid fudud oo aan la ilaaw karin

hadaba hadii aad doonayso blogging inad ka samayso shuruudahan sare ku xusay aad bay muhiim u yihiin.

hadaad is waydiinayso WAA MAXAY BLOGGING?

Bloggin Waa Website Lacag laga sameeyo, kaas oo marka hore lagu xidho Google Adsense.


SIDEE LOO SAMAYSTAA?

Waxa Loo Samysta Hadii Aad Tahay Qof Yaqaana sida Website-yada Loo sameeyo waad samaysan kartaa. Hadii aadan aqoon dhib maleh waxa jira posts aan horey uga diyaarinay.

SIDEE LACAG LOOGA SAMEEYA?

Lacag waxa looga sameeyaa, waa inaad dalbataa Google adsense, shuruudaha uu kugu xidhana aad kasoo baxdaa, maaha shuruduhu qaar sidaas uweyn qofkastana wuu kasoo bixo karaa.

WAA MAXAY SHURUUDAHA GOOGLE ADSENSE IIGA BAAHAN YAHAY?


1: Waa in websitekaagu hawada ku jiraa Mudo 2 week ah {14 Cisho}.

2: Waa In Websitekaaga Ku jiraam Ugu Yaraan Toban Qoraal ama Post oo Aad soo dhigtay {10 articles}.

3: in websitekagu leeyahay Privacy Policy, Menu, Contact, Disclaimer, Homd page. Sidokale  inuu Domain ku xidhan yahay Sida .Com .Net iyo .Org. waajib maaha laakiin websitr kaaga ayay qurxinaysaa.

Hadii lagu yidhi googke adsense ma aqbalo bkog yada wata .blogspot waa been kan ba anigaa leh theburundiz.blogspot.com lacagna waan ka sameeya.

4: Waxa kale oo lagaga baahan yahay in websitekaga inta aanad dalban ka hor googel adsense inay soo booqdeen ugu yaraan 500 { shan boqol oo qof}.

SIDEE LOO BADALAA MAGACA BLOG GAAGA?

Si aad u badasho magaca blogger kaaga booqo blogger.com, kadibna shaashadu markay soo muuqato riix 3 da dhibcood.






Kadibna Option's ka kusoo baxa ka dooro  settings,


Hoos u daadag ilaa aad ka hesho blog adress oo ka hooseya Puplishing.


Ku dhufo kadibna badal magaca oo save dheh.



LIISKA MAGACYADA / DOMAINS KAW AAN KUU XUKAY.


mariin

marero

martikab

martiside

martihaye

martiqabad

masawle

masase

masani

ma suwale

masigte

masaney

ma sire

sanbar

sadlay

Sankah

saraneh

sahanleh

sangud

derolay

dagane

Karti

koore

kunbad

kaalin

kaamil

kaahin

Goday

godey

Garleh

gaabo

gidasho

gidaar

Gabid

gacan qabad

gagabi

gagabsi

godasho

gundhaco

gasarir

gaadleh/gadleh

gaadyar/gadyar

gadane

gardaro

gabogabo

yasir

yadey

yabir

yaglel

yanlesho

yangod

yanrer

yasdo


Dhamaad.



2 Comments

  1. than you for you sharing bro, waxaan rabay in aan si gaar kuula hallo xagee kaala soo xiriiraa adoo mahsan

    ReplyDelete
  2. Dominika free miya

    ReplyDelete
Previous Post Next Post