4 Xirfadood Oo aad Lacag Ka Sameyn Karto hadaad Barato 2023

Ma doonaysaa inaad wax ka ogoaato qaar ka mid ah xirfadaada ugu fiican ee maanta aad si fudud dunida digitalka ka ah aad ugaga shaqaysan karto? Hagaag, maanta dunida waxa ka jira kumaan xirfadood u kuu sahlaya inaad adoo gurigaaga jooga aad lacag ka sameyn karto. Dabcan waana waxa uu ku saabsanyay maanta maqaalkani.


Link-yo Fudud  
4 Xirfadood oo lacag ooga sameyni karto 2023
1. Affiliate Marketing
2. Blogging
3. Graphic Design
4. Video Editing

1 Affiliate Marketing

Waa Maxay Affiliate Marketing? Affiliate marketing waa qayb ka mid ah suuq geynta casriga ah. Adigoo xayeysinayo alaab uu qof kale lee yahay, kadibna halkaas ku helaayo Commision ama nuqul boqoleey ah oo kamid ah alaabti aad iib geysey. Marka laga iibsado.
Afiiliate marketing wuxuu kamid yahay meelaha ugu fiican ee laga bilaabi karo passive income. Hadii aad tahay arday ama ama qof shaqeeya affiliate marketing wuxuu ku suura gelinayo in bil weliba ama isbuuc weliba kuso gasho lacag kugu filan. Taas oo laga yaabo hadii aad si hormariso adeegan in aad kaga maarmi doonto shaqada, hadii aad tahay qof shaqeeya.

Dhanka fiican ee affiliate marketing waxaa u yahay ma jiro qof ku dhahayo maxaad u iibin waysay alaabti iwm. Adigaa xor u eh oo hadi aad iibiso ku helaayo halkaas “commision”. Hadii aadan iibinin ma jiran wax aad weyn doonto marki laga reebo hadi aad adiga sameesay Ad’s xayeesin kale oo dheerad ah sida Google Ads.

Waxaan dhihi karaa shirkad weliba waxa ay lee dahay barnaamij u gaar ah oo affiliate ah. Tusaale adigo shirkadaas macaamil cusub u keeni doona kadibna heli’ doona “commision”. Uma baahnid in aad taqano macaamilka iyo shirkadaba. Dhamaan waxaan oo idil waxay u dhici doonan qaab “online ah.

2 Blogging 

Sannado aan badnayn ka hor, blogging waxa loo tixgeliyey hiwaayad ay dadku sameeyeen marka laga reebo inay ku hawlan yihiin shaqo waqti-buuxa ah. Waqtigan xaadirka ah, blogging waxay u shaqeysaa isku mid, farqiga kaliya ayaa ah in wax badan ay soo baxeen sannado badan! 

2022 blogging waxaa loo tixgeliyaa mid ka mid ah xirfadaha ugu fiican ee lacag lagu sameeyo.

Hadaan ka hadalo celceliska mushaharka blogging, waxay inta badan ku xidhan tahay arrimaha soo socda:
  • Niche ka (mawduuca) aad u dooratay blogging kaaga
  • Waqtiga aad u hurto blogging, barashada, iyo fulinta
  • Traffic kada bloggaaga 
  • suuq-geynta dhijitaalka ah, 
Joogtaynta, yoolalkaaga, iyo dhiirigelinta naftaada ayaa ah arrimo kale oo aad muhiim u ah.

Hadda, waxaa jira habab kala duwan oo aad uga faa'iidaysan karto balooggaaga, dakhligaagu wuxuu ku xiran yahay heerkaaga bloggingka iyo nooca maqaalada aad qorto.

Hoos waxaa ku qoran dhowr ka mid ah hababka casriga ah ee lacag looga sameeyo blogging:

  • Xayeysiiska Tooska ah -direct advertisement Shabakadaha xayeysiiska -ad networkXayeysiiska Suuqgeynta affiliate Paid reviewsSponsored Posts 

Celceliska mushaharka qofka bloggerka  ee Hindiya: $ 2403 bishii.

3 Graphic design 

Mid ka mid ah kuwa ugu shaqada badan Xirfad ahaan Dunida maanta naqshadeenta waa halbowlaha Daabacaada iyo Ganacsiyada dambe taas oo ka dhigtay mihnadaan mid aan sina looga maarmi kareyn

Graphic design waa mid ka mid ah xirfadaha aadka u faaidada badan kuu sahlayana inad lacag ooga sameeyn karto adoo gurigaaga jooga, waxayna leeday mustaqbal aan dhimanayn sanadaha soo socda. 

Baahida naqshadeynta waa mid aan dhammaad lahayn sababtoo ah ganacsi kastaa wuxuu u baahan yahay naqshadeeye. Button kasta oo aad ku aragto mareegaha ama Websites ka, sawir kasta oo ka dambeeya (background) , calaamad kasta, iyo Poster kasta, dhammaan waxa sameeyay naqshadeeye.

3 Video Editing 

Fiidiyowgu xaqiiqdii waa suuqgeynta ugu waxtarka badan sidoo kale waa aaladd xayeysiineed muusiko, alaabada, adeegyada, wararka, ujeedooyinka waxbarashada, iwm. Waxaan mar hore arki karnaa  Fiidiyow Editing ka oo noqonaya wax weyn oo soo socda! Sidoo kale, waa mid ka mid ah xirfadaha ugu fudud ee lagu barto internetka si lacag looga sameeyo. 

Waqtigan xaadirka ah, wax soo saarka fiidiyoogu uma baahna kharashyo badan, helitaanka kombuyuutarku waa waxa kaliya ee loo baahan yahay si loo sameeyo fiidiyowyo xirfad leh haddii aad leedahay xirfadaha Editing  saxda ah.

Xirfadaha Editing fiidiyaha ayaa ugu dambeyntii helaya muhiimad aad u weyn taas oo keentay in ay noqoto xirfada ugu muhiimsan ee lacag logu sameeyo online. Marka laga reebo YouTube lafteeda oo ku siinaya casharro badan oo ku saabsan tafatirka (editing) ka fiidiyowga si faahfaahsan, waxaad ka heli kartaa koorsooyin Udemy.com iyo Lynda.com oo kaa caawin kara. 

Sidoo kale Adobe waxa ay shabakadeeda ku leedahay casharo muuqaal ah oo ku fiican barashada software-ka, markaa taasi waa aalad kale oo aad sahamin karto. 

Celceliska mushaharka tafatiraha fiidiyaha madaxa banaan: $40,678 sanadkii.



The Top 10 Most Expensive Keywords are:


Insurance Insurance is a way to manage your risk. When you buy insurance, you purchase protection against unexpected financial losses. The insurance company pays you or someone you choose if something bad happens to you. If you have no insurance and an accident happens, you may be responsible for all related costs.



Loans In finance, a loan is the lending of money by one or more individuals, organizations, or other entities to other individuals, organizations, etc. The recipient incurs a debt and is usually liable to pay interest on that debt until it is repaid as well as to repay the principal amount borrowed

Mortgage A mortgage is an agreement between you and a lender that gives the lender the right to take your property if you fail to repay the money you've borrowed plus interest. Mortgage loans are used to buy a home or to borrow money against the value of a home you already own

Attorney A lawyer is a person who practices law. The role of a lawyer varies greatly across different legal jurisdictions

Credit Credit is the trust which allows one party to provide money or resources to another party wherein the second party does not reimburse the first party immediately, but promises either to repay or return those resources at a later date

Lawyer A lawyer is a person who practices law. The role of a lawyer varies greatly across different legal jurisdictions

Donate give (money or goods) for a good cause, for example to a charity.

Degree An academic degree is a qualification awarded to students upon successful completion of a course of study in higher education, usually at a college or university.

Hosting A web hosting service is a type of Internet hosting service that hosts websites for clients, i.e. it offers the facilities required for them to create and maintain a site and makes it accessible on the World Wide Web. Companies providing web hosting services are sometimes called web hosts

Claim state or assert that something is the case, typically without providing evidence or proof.


.


5 Comments

Previous Post Next Post